MARTIQAAD

0
58

44444444

Akademiyadda akhriska iyo qoraalka himilo waxay si qadarin iyo xushmad ku jirto kuugu martiqaadaysaa inaad kala soo qeyb gasho daahfurka buuga la magac baxay ‘’COLAADIHII GEESKA’’ ee uu qoray                    ‘’CALI CABDI COOMEY’’

GOOBTA:  HOOLKA HAYDA SHAQAALAHA.

GOORTA: 18/04/2014,

MAALINTA: JIMCAHA HABEENKA SABTIDU SOO GALAYSO.

WAKHTIGA: 06:30PM