War Deg- Deg ah: Ciidamada Qaranka Somaliland oo qabsaday Taleex

0
61

Taleex (Waaheen)Ciidamada Qaranka Somalilan ayaa Goordhawayd la wareegay gacan ku haynta Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolada Bariga Somaliland ee lagu muransan yahay, halkaasi oo baryahanba uu ka jiray Dhaq dhaqaaq dhinaca Puntland ah, hase yeeshee waxa saaka ku ruqaan saday Ciidamada Somaliland oo dagaal ku dhexmaray kooxaha nabad diidka Khaatumo.

Galintaanka Ciidamada Qaranka ee Taleex ayaan la ogayn ilaa hada  wax khaasaare ah oo ka dhashay, balse haatan xaalada taleex way dagan tahay.