Samaliland Business Fund, WAR SAXAAFADEEDL: WAREEGA LABAAD- BIXINTA DEEQAHA WAAWEYN IYO KUWA YAR-YAR

0
113

somaliland Buss

SanduuqaMaalgalintaGanacsiga Somaliland waxauuwareegii 2aad helay 2,114 oocodsi.Ka dib markiisihabsami ah ootaxadirleh loo shaandheeyaycodsiyadiioodhan, 94 mashruucayaa la siiyaydeeqhaSanduuqaMaalgalintaGanacsiga Somaliland. Deeqahawareega 2aad waxaynoqdeenkuwoisugujira73 deeqahayar-yar ah iyo 21 deeqahawaaweyn ah.

 

Wareegan2aad waxajirayqiraalbadanookhuseeyawanaagatayadacodsiyadasoogaadhayaySanduuqaMaalgashiga Somaliland, marka la bar-bar dhigocodsiyadiiwareega 1aad.Sidoo kale codsiyadawareega 2aad waxayyihiinkuwokufidsanwadankaoodhanmarka loo eegocodsiyadiiwareegii1aad.Codsiyadaniwaxaykakalayimaadeendeegaamadaugushisheeyaiyokuwaugusokeeyaee Somaliland; lagabilaaaboLasqorayilaaBoramaiyo Las AnodilaaLughaya.Deeqaha la ogolaadaywaregan 2aad waxalaguqiyaasay $6.4 malyuunoo loo kalaqaybiyay $3.4 malyuunoo ah mashaariicdayar-yariyo $3.0 malyuunoo ah mashaariicdawaaweyn.

 

Guddida La tashigaDeeqahaookakoobanshanwasiir, oomatalayagobaladakalagadisanee Somaliland, qofkasocdawaxbarashadamadaxa banana iyolabaqofookatirsanhaya’dahamaxaliga ah eesamafalka, ayaa dib u eegiskusameeyaymashaariicdii ay MaamulkaSanduuqu ay xuleen, dabadeedna u ansixiyayhelidadeeqaha.

 

SanduuqaMaalgashigaGanacsigaSoomaalilandwaxauuabaabulayaahal-abuuridtamarlehiyoilahadhaqaaleeeganacsatadasilooguabuuroshaqooyinshacabka Somaliland, loogunasameeyodakhlisoo gala.SanduuqaMaalgashiga Somaliland wuxuutaageerayaahal-abuurayaalganacsioomuujinkarakhibradmaamuliyoawooddhaqaaalesi ay u fuliyaanmashaariicdaganacsi. Marka ay mashaariicdukuguulaysatoinaydhaliyaanbadeecadocusub, tiknoolajiyadcusuboowaxtar u lehbulshadaiyoshaqooyinjoogto ah, waxauuSanduuqaMaalgashiga Somaliland kor-u-qaadayaamagacaqofkaamashirkadaisagoousoobandhigayabulshadawaxqabadkafiicanee ay kusookurdhiyeenbulshada, si ay u noqdaantusaalelagudayankarobulshadadhexdeeda.

 

SanduuqaMaalgashiga Somaliland waxafuliyaLandell Mills International Development Consultants, UK, waxaanamaamulaMaamulkaSanduuqaDeeqhaookusuganHargeisa.

 

Hadaad u baahantahaymaclumaaddheeraad ah la xidhiidh: David Mitchell –MaamulahaSanduuqa

Tel:  +252.63.3513236 Web:www.somalilandbusinessfund.com