Ogeysiis : Xaflada Soo dhaweynta Guddomiyaha Golaha Barlamanka Somaliland ee Bristol, UK.

0
123

Ogeysiis : Xaflada Soo dhaweynta Guddomiyaha Golaha Barlamanka Somaliland ee Bristol, UK.

CiroWadani20Waxa loogu Bushaareynayaa Bulshada Somaliland ee ku nool magaalada Bristol iyo nawaaxigeeda iyo guud ahaan wadanka Uk in ay nasiib u yeesheen in Guddoomiyaha Barlamanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani uu iman doono magaalada bristol, Uk , halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyn doono isaga oo la hadali doona tageerayaasha Xisbiga wadani iyo guud ahaan shacabiga Somaliland maalinta Axda bishuna tahay 13/04/2014. 

Goobta Xaflada : 
Future Inn Hotel ( Cabot Circus Hotel)
Bond St South,
Cabot circus shopping center.
Bristol
BS1 3EN.


Haddba ha moogan inaad wixii information kala xidhiidho Guddida qaban qaabada Xaflada soo dhaweynta:

1. Asad Ali – 07577909014
2. Mustafe ahmed cige  – 07462204204 
3. Saeed Abdullahi Dualeh -07985259142.
4. 
Faysal GowGowle – 07535490532
4. 
Hasan Haruun- 079086090894.
5. Ahmed Carab – 07940848206
6. Ahmed Nasir – 07535815014
7. Omer Abdullahi Ahmed – 07931538263