Talow Russia Calanka Maa Uu Tagnaa, BRITISH-UK Inoma Jeedde?

0
42

00000Maanta Waxan Doonaya inaan Qalinka DulDhigo Ififalaha Ka Muqda Calamka Iyo Sida Dadbadan Oo aynu Isku Halaynayno Aanu Inogu Soo Jeeddin.Marka Odhahdaaydu Waa Talow Russia Calanka Maa Uu Tagaana Engiris Inooma Jeede. 1960 Kii Dalkani waxa uu ahaa Jamhuriyad La Odhan Jiraay British Somaliland, waxanu ahaa Dalkii Markii Engirisku Imanayaay ay Heshiska Ku Kala Qorten Saanta Geela, Inuu yahay Dal Madaxbanaan, wixii waqtiga Ka Dambeeyaay Muddo 30 Ku Dhawaad Sano Ah waxa uu Dalki Somaliland Uu la midoobaay Dalki ay Jaarka Ahayeen Waa Italy-Somaliya e Oo Gumaystiihi Talyani Gumaysan Jiraay. Sababtay uu tagena may ahayn Somalia oo qudha ee waxay aahyd Somali 5 Somali weyn oo isku imanaysa.

1991 Riyadi Way Burburtaay Oo Dalkii Laa Odhaan Jiraay Somaliland Waxa uu Diib Ugala Soo Labtay Madaxbananiidiisi Dalka Somalia Uu laa Galay 1960 Kii, Ilaa iyo mantaana waxa uu Halgaan Dheer Uguu jiiraa Sidi uu Heeli Laaha Madaxbaniidiisi Hore. UK ama British Waxauu aha Dalkii Somaliland Gumaystay waxaanu ahaa Dalkii Madaxbanaanida Siiyay Wuxu ahaa Ninkii Ka War Hayay Xuduudaaha Dalka Halkay Ku Joogaan, Waa Ninka Manta Laga Rabay Inu uPuntland Ama Somalia Ku Qanciyo Inay Wax Shuqul ah Ku Lahayn Goboladda Bari – ee somaliland,Wuxu ahaa Ninkii Ka War Hayay Dadkani Siday Uu Yaqanaan Dawlad Nimadu Waxaay Tahay Iyo Dhaqan koodaba, Waa ka laga rabay inuu u horseedo wixii Horumarin wixi noga qaldamay Hagajinteda ee uu gobjooga ka ahaa, balse aynu Garan waynayoo ay inaqaday Walaal Tinimadu, lkn siday ahayd Walal tinimadu marki ay uga so bixi wayen waxa go’an lagu gadhay in lagan so noqdo hadalki hore ee ah aynu isracno.

Manta Oo ay Somalilandna Raadsanayso Ictiraaf kedii Hore Ee Ka Lumay1960 Kii Markay Walaaladoodii La Midowday Balse ay garanwaayeen Walal Tiinimadu WaxayTahay, waxayGooosteen inay dib ula laabtaan oo ay Dib u Radsadaan Aqonsigoodii Lumay, Wixi Ka Dambeeyaay Midowgii labada Dal. Somaliland Manta Dadna Waay Isbaraaysa, Dadna Wuu Yaqanaay, Waxaan uJeeda British ama UK Maaha Dadkaanu Maanta Ubaahan inaanu isku sheegno ama isbarano Hore baa way noo yiqiineen. Somaliland Xuduudaheeda ama Dalku inuu ahaa Mid Madaxbanaan Markii Hore CodShacabna Ku Tagay Imikana Codshacab dib ugu Soo Labtaay.Maxay Tahay sababta uu Aqonsi Buuxa inoo siin la’yahay.

Manta Wajibaadkii British ama UK Waxa uu aha inu Somaliland kala shaqeeyo Ictiraaf Raadinta ay wado,Wadamada aan Aqoonna uu usoo Bandhigo Sida Dalkani Ahaan Jiray, Iskadaa inuu taa Sameeye, isagi ugu dhowaa Somaliland Waxay Tahay ayaa aynaan ka Haynin Wixii laga Filayay, wadamada Caalamka Dalkasta cidii uu gumaysan jirayay ayagaa Maanta gacanta ku Haya Siday u Horumarin Lahaayeen oo uu Waxay Qabsadeena uu Waax ugu kordhinlaaha, Sida Dalkan aynu Jaarka Nahay ee Djibouti ee faransiisku gacanta ku hayo. Engiriis ama British MantaTaas Uma Jeedee (TalowRussia kaCalankaMaaUuTaagana.) By: Qarshe Ahmed Mo. Email: Abdilaahi999@gmail.com