Golaha Deegaanka Sheffield Oo Aqoonsaday Madax-banaanida Somaliland

0
30

dddXildhibaanadda golaha deegaanka ee maamula dawladda hoose ee magaaladda Sheffield ee dalka Britain ayaa maanta shaaca ka qaaday inay aqoonsadeen madax-banaanida Somaliland.

Fadhigan oo ay ka soo xaadireen 88 Xildhibaan, waxa ogolaaday inay Madax-banaanida Somaliland 86 Xildhibaan, waxa diiday hal Mudane, isla markaana uu ka aamusay hal xildhibaan oo kale.