Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Laas Caanood Oo is Casishay.

0
26

breakinLaas Caanood (Waaheen) Xildhibaan istaahil Maxamud Aaden oo ka tirsanayd Golaha Deegaanka Laas Caanood ayaa iska Casishay Xilkii ay ka haysay Golahaasi, iyadoo is casilaadeeda ku sababaysay  Arimo Waxbarasho inay u baxayso .

Xildhibaan istaahil ayaa noqonaysa Xildhibaankii ugu Horeeyey ee iskeed iskag C asisha Xilkii loo doortay halka laba xildhibaan oo ka horeeyey ay u diga rogteen dhinaca Puntland. Golaha Deegaanka Laascaanood ayay xildhibaanadoodu Cabasho badan ka muujiyeen Nidaamkooda maamul waxayna markasta ku doodaan Cabashooyin ay ka soo gudbiyeen Maayarkooda oo aan wax fadhiyo ah u qaban golahooda in Wasaarada Arimaha Guduhu waxba ka qaban wayday.