Ninka Lagu Sheego Inuu Taliye Ka Yahay Saldhiga Qudha-dheer Ee lagu Magacaabo Axmed Dacaawo waa Danbiile Qaran Ee Waa in xukuumadda iyo ciidamada police-ku tallaabo ka Qaadan Wuxuuna Wadaa inuu mar labaad dalka ka rido Dagaal Sokeeye.

0
114

 

images (1)Waxaan la yaabanay nin aar-goosi ka wadaa xaafadda qudhac-dheer kaaso aad moodo inuu ku jiro ar-goosi kaaso mudaadi uu joogay saldhiga qudhac dheer sameeay falal badan oo anaan halkaan ku xusayn sabab akhlaaqeed awgeed,sidaa oo kale waxaa uu masuulkani ku dhaqmaa wax yaabo  hadda laga soo gudbay waana nin dagal oogge ah isaago doonaaya inuu maalin walbaa cuqdaad iyo naxli uu keeno dadka ka ag dhow ninkan ayaa laga soo bedelay xaafadda kilaalka la yidhaahdo isaago ninka dirayska ku qaadhaabtaa waagii xukuumaddi uu hoggaaminaayey madaxweynihii hore ee dalka Riyaale uu ahaa nin uu dhaggo nugul marwadii uu qabay madaxweynihii hore isaago ahaa ragii calanka kulmiye uu xidhi jiray eeyda magaalada Wajaale ,lama ogga sababta dhabtaa ah ee ninkani ku jeeno inuu maalin walbaa caayo beel weyntaa gar-xaajis gaar ahaana beesha ciida-gale wuxuuna maalin walbaa soo xidhaa odayaal kasoo jeeda beesha ciidagale isaago aan geyn maxkamadda iyo meel kale toona balse ku baadha meesha isaago ka dalbadaa madax furaasho,wuxuuna la shir yimmi wax aan wali dalka looga baran sarakiisha ciidamadda police ka wuxuuna ninkani runtii dheeraad ku yahay askarinimada wuxuuna meel kagaaga dhacay sharaftii iyo karaamadii ay lahayd sarkaalnimaduu

Sidoo kale waxaan hambalyeeynayaa dhacdaadi foosha xumayd ee uu shalay diiday gudoomiyaha maxkamada gobolka garsoore faysal dhago-dhago oo noqday nin cadaalada saaxib la noqday waxaan ku kalsoonay inuu si wadii doono xaqa uu hiilintiisaa waana in daalinkaaso kale laga qabto ummadda oo ah mid si dhakhso ah uu diido dulmiga

Hadaba waxaan uu jeedinayaa madaxweynaha sharafta leh iyo taliye cabdilaahi fadal iyo dhamaan hoggaamiyaasha ciidamada dalka inay ummada ka dhex qabtaan ninka la yidhaahdo dacaawo xasuusan wax la ilaabay

Qalinkii

Faa’uud warsame Guuleed

faaud44@hotmail.com

Hargeisa/Somaliland