Hambalyo Meher Wacan

0
300

Anigoo ah  Qoraa Farhan Mohamed Sultan Nur waxaan dhambaal hambalya u dirayaa BoqorkA iyo boqorada Mohamed Abdi Risaaq Ali iyo Muna Abdi Ahmed Tiir oo meherkoodu ka dhacay Hotel Ambasador ee magaalada hargeisa  daawo sawiradii xaflada

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga dirayaa meherka walaashayda qaaliga ah Muna Abdi Ahmed tiir iyo saygeeda Mohamed Abdi rasaaq oo maanta oo jimcaa meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa gaar ahaan AMbasador hotel halkaasna waxa goobtaa la isku waydaarsaday hadalo ay ka mid ahaayeen,
1: waxa meesha ku xididay labada dawladood oo kala ah putland iyo somaliland
2: waxa meesha ku xididay ciidanka booliska iyo mohamed abdi risaaq
3: waxa meesha ku xididay laba reer oo isku cusub ahna sidii uu guur ahaan jiray
4: waxa meesha ku xididay wasaarada qorshaynta iyo boqorka Mohamed A/risaaq
intas ka dib waxa meesha ka dhacayay kaftan iyo hadalo qiimo badan kuwaas oo isugu jiray dar-daaran iyo duco waxaan hadalkayga ku soo koobayaa ducadii rasuulka ee ahayd baarakalaahu laka wabaraaka calayka , ilaahay ha isku barakeeyo ubad qayr qabana ha kala siiyo boqorka boqorada qaaliga ah.