TACSI TIIRAANYO LEH WAXAN U DIRAYA DHAMAAN SHACBIGA SOMALILAND IYO UMADA SOOMAALIYED GEERIDA BOQORKII CODKA MAXAMED SALEEBAN TUBEEC ‘’BY– Gudoomiyaha Beelaha Gabooyaha Reer Somaliland’North America..

0
102

 

 

INA LILAAH WAA INAA ILEEHUUN RAAJACUUN,,

 

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan qurba joogta beelaha gabooye  reer Somaliland north America waxaan halkan Tacsi tiiraanyo leeh uga diraya dhamaan shacbiga reer Somaliland iyo umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba anoo uga tacsiyadaynaya geerida naxdiinta leeh ee ku timid FANAANKII WEYNAA BOQORKII CODKA ‘’MAXAMED SALEEBAN TUBEEC ‘’’ oo mudaba ku xanuunsanayay dalka jarmalka saaka oo ay taariiikhdu tahay 11-3-2014 ku geeriyooday jarmalka ,waxaan sidoo kale Tacsi taas lamida u direya dhamaan bahda fanaaniinta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey ‘’ BOQORKII CODKA ‘’MAXAMED SALEEBAN TUBEEC ‘’’ ilahayna Samir iyo iimaan saadaqa inaga wada siiyo ,MARXUUNKANA JANADII FARDOWSA KA WARAABIYOO AAMIIN AAMIIN aamiinnnnnnnnn… INA LILAAH WAA INAA ILEEHUUN RAAJACUUN,,

 

BY-Gudoomiyaha North America Ee Beelaha Gabooyaha Reer Somaliland’

By-Barkhad Xaaji Cabdi”MrGaboye”

Kithener Ontario Canada .

Email:abokoriye1@hotmail.com