Dekeda Berbera oo gaadiid cusub soo Iibsatay

0
71

CaptureberberaBerbera (Waaheen) Maamulka Dekadda Magaalada berbera ayaa shalay  soo bandhigay Baabuur cusub oo ka koban 4 xaajiyado, oo aan kor loo isticmaalin baabuurtaas oo ay tirtood tahay 6 baabur  waxaan la soo ban dhigaya 3 saddex ka mid ah baaburtaas  oo ah baabur cusub oo aan hore loo isticmaalin  waxaan xaflada lagu soo bandhigaayaya ka soo qayb galay madaxda dekadda berbera laamaheed kale duwan waxaan halkaasi ka hadalaya mareeye ku-xigeenka dekadda berbera Cumar Abokor Jaamac  waxaanu sheeg in manta laga bilaabo ay dekadda magaalada berbera ay joojisaya baaburtii  Duuga ahayd  ee ay  hore u iibsan jiranay   Maanta  laga bilaabana ay  iibsan doonan baabur macdar ah oo aan hore loo isticmaali   waxaanu sheeg in baaburtan nay

shaqayn doonana muddo 6 sanno oo garanti ah waxaan laga maarmayaa baaburta dug ah oo  kharash badan kagaga bixi jiraya dekadda Berbera  iyo iyaga oo shaqaynaa wakhti yare oo kooban si looga baxo kharashkii ku bixi jiraya  baaburta duuga ayaa maamulka dekadd waxay garteen si shaqada dekadda ay u ahayso Qarankan ay horumar u samayso iyadoo laga duulaayo waxqabadka  ay dekadda berbera muujisaya sanadkii u danbeeyaya

Waxaan baaburtaas lagu wareejiyaya  waaxyaha dekadda ee Waaxda Opertationka iyo waaxda Waddda marista  oo iyan soo dhaweeyaya baaburtan cusub ee lagu wareejiyaya

Marsada Caalamiga ah ee Berbera ayaa waxaa Todobaadkii uga danbe ku soo xidha 4 (afar markab) oo nooc qaad koontiirka  oo linarka ka ahaan doona dekadda magaalad berbera waan markii uga horeysaya ee Dekadda berbera ay isticmaalan afar kontiinar oo liner ka noqon doon dekadda berbera

Dekadda magaalada berbera oo bilan u danbeeyaya aad u camiran marka loo eeg  sanadadii hore