tacsi

0
291

TACSIDAN TIIRAANYADA LEH WAXAA DIRAYA  DHAMAAN MAAMULKA ,MACALIMIINTA,ARDAYDA KULIYADA BEERAHA IYO KHAYRAADKA DABIICIGA AH EE JAAMACADA GOLLIS WAXAY HAWADA U MARINAYAAN UMALKHAYR CABDIRAXMAAN AXMED IYO DHAMAAN QOYSKOODA REER CABDIRAXMAAN AXMED ,DHAMAAN REER CABDULAAHI CUMAR MARXUUMADA OO MAGECEEDA LAYIRAAHDO MARYAN CABDULAAHI CUMAR OO KU GEERIYOOTEY MAGAALADA HARGAISA TAARIIKHDU MARKAY AHAYD 25/02/2014 IN UU ILAAHAY  NAXARIISTII JANNO KA WARAABIYO  QOYSKII IYO QARAABADII AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO

                       AMIIIIIIIIIIIIIN                 AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN                 AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.