War Deg Deg Ah: Xaflad aad u baladhan oo lagu soo bandhigayo Qalabkii Wadada Ceerigabo oo wakhtigan ka Socota Xarunta Haayadda horumarinta Wadooyinka Magaaladda Hargeisa.

0
138

11 10 11 12 13 10Hargeysa(Waaheen) Waxa Hada ka socota xarunta haayadda wadooyinka ee magaaladda Hargeisa Munaasibad Maqamkeedu saareeyo isla markaasina lagu soo bandhigayo qayb kamid ah qalabkii ay xukumaddu ugu tala gashay dhismaha Wadada ugu dheer dherer ahaan ee Isku xidhi doonta Magaalada Ceerigaabo Iyo goboladda dalka.
Munaasibad oo si heer sare ah looso Agaasimay ayaa waxsa kasoo qayb galay masuuliyiin sar sare oo katirsan xukumadda saraakiil ka socota haayadaha caalamiga ah iyo marti sharaf kale
wax kale oo hadalo ka jeediyey Masuuliyiin ka tirsan Xukumada Somaliland