Re: TACSI KU SOCOTA DHAMAAN EHELADDI IYO AQAARIBKII UU GEERIYOODAY MARXUUN CALI CABDIQAADIR FAARAX‏

0
64
tacsi1Waxaan halkan ka tacsiyadaynayaa dhamaan eheladii iyo aqaaribkii gaar ahaan REER CABDIQAADIR ee uu ka geeriyooday Marxuun Cali Cabdiqaadir Faarax oo xalayto 12:00 habeenimo ku geeriyooday Magaalada LONDON.

Waxaan marxuunka EEBE u barayayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, eheladii iyo aqaaribkii uu ka geeriyoodayna samir iyo imaan ka siiyo.
ALAHA WAAYN
Faisal Farafidiye