baaq qaylo dhaan ah oo ku waajihan maamul xumadda ragadisay deg duruqsi

0
103


iyo dhulboobka musuq maasuqa dul hoganaya deg duruqsi kaas oo sababi kara 
ama halis  uha iska horimaad hubaysani inuu ka qarxo deg durursi
haddii wassarada arimaha guduhu iyo maamulka heer gobol ee togdheere
aan si deg deg ah wax uga qaban arintaas taas aan soo gudbinay

haddii aanu  nahay cuqasha odaysha wax-garadka aqoon yahayka culimo awdiinka dhalinyaradd
haweenka qorbo jooga iyo dhamaanba daneyaysha deg duruqsi
waxanu kan baaq qaylo dhaan ah ugu diraynaa wasiirka wasaarda arimaha gudaha mude cali maxamed warcade
iyo madax waynaha jumhuyadda somaliland ahmed maxamed maxamuud siilany  waxanu ka codsanaynaa
in ay soo faro galiyaan waxna ka qabtaan arimaha ka taagan deg d iyo maamul xumida aafaysay ama ragaadis
deg d daas waxaanad moodaa iyo isbadalkii kumiye aanu ka dhicin degmadaas oo maamulka 
hada joogaa yahay kii dawladii maxamed siyaad bare ka degay degma duruqsi   kaaso ku fashilay wax-ka qabasha
iyo maaranta iyo horumarka degmada  taas waxaa daliil uha  dhaman agabkii iyo shaqdii degmadu waxay dusha 
u saaran tahay sitaa shanbadii degmadu gaadhi uu wato gud ged ahmed abdilahi abdi gaabyoome
taas waxa ka sii daran xogaha ma kii sharciga ee u diiwaangasha  wasaarada waayo
xog-hayihii hore ee deg waxaa uu ahaa ahmed nuur ahmed cali xitaa wasaardu bal ha hubiso saxeesa xog- hore ee tahriibay
   waxanu mar labad codsanyana in ay dawaldu wax ka qabato arimaha ka taagan degma iyo musuqmaasuqa hadheyey

af hayeenka gudida deg
kayse abdi dayr