Ogaysis Ogaysis Ogaysis jahliyada somaliland ee gobalada hanover hamburg breman

0
87

imagesDhamaan waxaa la ogaysinaya jaliyada reer S/Land ee dagan jarmalka garahaan gobalada  hanover hamburg breman in uu  qaabsomii  dono shirki xusbiga wadani ee gobalada waqoyga jarmalka oo ka qabasomidonan Magalada hamburg waxaa lala socodsiinayna dhamaan jaliyada S/Land iyo   tageerayasha Xisbiga  wadani in  aay ka soo qaybgalan Shirka malinta sabtida  01.02.2014 waxa uu furmaya shirku sacada 14:00 anba 2: 00pm  jaaliyada somaliland ee dagan agagarka Hamburg waxanu ka codsanayana inaay nagala so qaybgalaan  mesha adresska Steindamm 40, Hamburg Mitte, 20099  soo  Gaybgal wanaagsan. dhamaan shucubta rer somaliland iyo tageraysha xusbiga wadanii 

                           wixii fahfahina kala xidhidha gudiga qabanqabada

        1      Khadar garow xajii axmed       (  015217925636
     2       Axmed qani hurruse maxamed   (015211410130
     3      Axmed jamac ducale             ( 015222705800
     4       nimco xirsii                        ( 015218215613
   5         muna maxamed aw cabadii     (  015218653698
    6   cabdirisaaq   huseen farax            (01628154344. 
                                 gudiga qaban qabanqabada ee lamaha waqoyiga jarmalka 
                                               waa bilahii tawfiiq