wargalin shir muhiim ah Somaliland Construction & Contracting Association

0
83

dhismeyaalSomaliland Construction & Contracting Association

Main Office:  Hargeisa Somaliland                                                                            Date: 25/01/2014

Tel: 063-4418174

Email: Soca_2011@hotmail.com                                                                               Ref: SOCA/OFF003/25/1/14

 

 

 

Ku: Dhamaan Shirkadaha Dhismaha  ee Xubnaha ka ah ururka Dhismaha iyo

Qandaraas-qaatayaasha  Somaliland

Ujeedo: Wargalin Shir Muhiima

 

ASCWW

Sallaantaas kadib,

Waxaa dhamaan lagu wargalinayaa Shirkadaha Dhismaha ee Xubnaha ka ah Ururka ay ku midoobeen ee magaciisu yahay;( Somaliland Construction & Constracting Association) in ay kasoo qayb-galaan shir muhiima oo lagaga wada arin sanayo Dano khuseeya shirkadaha dhismaha iyo Arimo badan oo wakhtigan lajoogo ku xeeran . Shirkaas oo noqon doona kii 3aad ee ay isugu yimaadaan Xubnaha ka tirsan Ururka SOCA. Waxaana halkaa laga sii ambaqaadi doonaa qodobadii lagaga wada hadlay shirkii 2aad ee qabsoomay 25.01.2014.

Taariikhda kulanka:              28/01/2014

Goorta:                                   Habeenimada Arbacadu soo galayso

Saacada:                                 6:30 ( Bacda Makhrib)

Goobta:                                   Hadhwanaag Hotel

Sidaadarteed,  waxaa la idinka codsanayaa inaad kasoo qayb-gashaan idinka oo wakhtiga balanta dhawraya.

 

Wabillahi tawfiq

Cabdirasaaq Sh Cali

SOMALILAND CONSTRUCTION & CONTRACTNG ASSOCIATION

 

————————