HANBALYO MEHER OO KU SOCOTA AXMED SAKI XUSEEN JAAMAC IYO MARWADIISA ADNA CAYDIID C/LAAHI OO MEHERKOODU KA DHACAY HOTEL BARWAAQO EE MAGAALADA BERBER

0
49

hambalyo-meher1hanbalyo meher wacan farxaan haybe aadan axmed maxame iyo axmed maxamuud cilmi khadar xuseen jaamac waxay dadkaasi hanbalyo udirayaan axmed saki xuseen jaamac iyo marwadiisa adna caydiid c/laahi oo muu meherkoodu ka dhacay hotel barwaaqo ee magaalada berbera waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qaban kala hela aamiin aaamiin