Gudoomiyaha waxbarashada gobolka saaxil oo 14 arday oo dhigata jaamacadaha kala duwan ee berbera xabsiga utaxaabay iyo sababaha lala xidhiidhinaayo

0
31

Berbera Town and PortGudoomiyaha waxbarashada  gobolka  saaxil  ibraahim  digaale  ayaa  xabsiga  utaxaabay  14 arday  oo  dhigata   jaamacadaha   kaladuwan  ee  berbera   ardaydaasi  oo sida  ay sheegeen  mar  aanu  manta   ku  booqanay  saldhiga   dhexe   ee   berbera  noo  sheegay  inay  ka biyodiideen  dad  shaqaale   ah  oo laga  keenay   magaalooyinka    somaaliland   shaqadaasina  ay   ahay  buugaata   waxbarashada    dugsiyada   sare  iyo  hoose  dhexe   oo  yaala  magaalada ay  kasoo  degaan’   bebera  kuwaasi    oo  lashaanbadaynaayo   goboladana  lookala   diraayo  waxana   ay sheegeen  markii   ay  gudoomiyaha  ucodsadeen  in  waxlagaga  daro  shaqaalahaasi    uu  xabsiga  utaxaabay   iyaga  oo  hada  ku xidhan  saldhiga  dhexe  ee  berbera  ardaydan   ayaa  sheegay   inaanay   ahay   markii  ugu  horaysay  dadlaga  keeno  gobolo  kale  balse     ay  soo noqnoqotay   arintini   iyda  mar  tan ka  horaysayna  wasaarada  qorshaynta  qaranku  dadka  kakeentaybay  yidhaahdeen  gobolada  kale  wasiday  carabka   ku dhufteene  waxana   ay  intaasi   raacsheen   inaanay   udulqaadan   doonin  waxa  ka dhacaaya  gobolka    maadama   ayay   yidhaahdeen   hadii   looga   baahdo  shaqo   laamaha  kala  duwan  ee dowlada   meelo   kale  laga  keenaayo  dadka  waxana   ay  maamulka  gobolka  saaxiL     ee    uu ugu  horeeyo  badhasaabka  gobolka  saaxil   CALI  MAXAMED  CILMI   ku  dhaliileen  ina  uu ka gaabsaday     wax  isdaba  marinta  ka dhacaysa  G/saaxil  ee  aan  waxba  ka  qabanayn  waxayna  ay sheegeen  inaanay   ka quusandoonin  ilaa  inta  ay  ka dhabaynayaan    masayrkooda  waana  markii ugu  horaysay ee tiro  intan  leeg  oo  arday  ah xabsiga  loo taxaabo  waxana   Arintani  ay  keeni   kartaa   Inmudaharaado   badani   ay  ka  dhicikaraan    magaalada  berbera   iyada  oo bilahii   ina  soo  dhaafayna  mudaharaado  isdaba  joog  ahi  kadhacaayeen   magaalada   berbera  taasi  oo lala  xidhiidhinaayay  cabudhiska  dadka  iyo  xoriyatul  qowlka  lagu  hayo  bulshada   ku dhaqan   magaalada  berbera  ee xarunta gobolka  saaxil ?

 

By  c/raxman  maxamed  cige

Berbera  office