Dhegeyso: Cabdiraxman C/qaadir oo Madaxweyne Siillaanyo ku tilmaamay Madaxweynihii ugu Musuqmaasuqa Badnaa ee Soo Mara Somaliland.

0
55


cabdiraxmaandhagayso

Hargeysa(Waaheen) Siyaasi Cabdiraxman C/qaadir oo ka mid ahaa Aasasayaashii Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Madaxweyne Siilaanyo u jeediyey hadalo dardaaran ah isaga oo sheegay in haddii musuqmaasuqa iyo Qabyaalada uu joojiyo, waxaanu tilmaamay wax kali ah ee adduunyada dadka ka raaacaya ay tahay Kafanka sidaasi darted uu iska jirro Musuqa iyo dhaxltooyad auu ku kacayo.