Waxaan soo dhaweynaynaa badhasaabka cusub ee Gobolka Togdheer

0
80

aniga  ah suldaan maxamed aadan cabdilaahi (sul maxamed afdurdur) kuna hadlaya afka suladiinta iyo cuqaasha waxgaradka aqoon yahay dhalinyarda gobolka togdhere  gaar ahana  galeebadka burco  waxanu suuusi xishmad iyo karaamo iyo qadarin mud  u soo dhawynaynaa badhasaabka cusub ee loo soo magacaabay togdheer  mudane maxamed muuse diiriye waxanu ku leenahay alle xilkan luguu soo magacabay  ha kuu fududeyo waxana laga bahan yahay inaad gobolkan aad ku xukunto cadaalad iyo sinaan sidii  badhasaabkii adigaa kaa horeyey oo ahaa masuul aad iyo aad ugu qaali ahaa gobolkan  mudane xamarje runtii aah nin go.aan  qaasho leh  aniga waxanu kaafilaynaa  sidiisi iyo sika sii fiicanba gudoomiye waxan ku leenahy ku soo dhawow marlabad gobolka togdheer  waxananu kaa filaynaa inaad gobolkan wax badan aad kataridoonto mudane maxamed muuse diiriye waxan filyaa wada shaqay wacan  adiga iyo reer tog dhereba

suldaan maxamed adan  suldaan maxamed af, durdur
burco somaliland