Xukumada Hadda Jirta Dadku Waxay Wakhtigeeda U Tirinayaan Sidii Bil Ramadaan oo Gabaabsya Siilaanyana Musharaxbaan Ahay ayuu yidhi‏

0
129

Xukumada Hada Dalka Katalisa Umaddu Waxay Isaga Soo Taagatay si aan Lamalayn karin oo markad Aragto Siday wax u socdaan adigaba Fajac udhimanaaya
Waayo Waxay Gabtay intaas oo Hawlood oo Qaranku U igmaday oo Mid Waliba Cidla Ku Dayacantay Cadaalad Lama Hayo oo Caynaano Kale Lama hayo

Iyadoo Meel Walba Madaxa Layskula Jiro oo aa Aragtaan Dalkii Xaalada Uu Maraayo Ayay Xukumadii Waxay Ku Hawlantay Hebel Yuu Gurigiisii U Caraabin
Iyo Hebel Ayaa Xisbi Galaye Inaga Daba Geeya
Waxaa La Socotaan Wixii Burco Kadhacay Ee Oodwayne Kadhacay oo waxaa Ogtiin Kaluunka Berbera Waxa Ka taagan Iyo Mashaqada Hada Bari Ka Taagan Ilaahay Haynaga Qaboojiyee SIdoo Kale Waxaa Ogtiin Qaska Ka Dhex Taagan Xisbigii Ay Xukumadu Kdhalatay Hadanna Dawladu Waxay Ku Mashquushay Labadii Xusbi Mucaarad Ee Ucid iyo Wadani oo Ay Qofkii Taageera Waxay Ku Qarash Garaynaysaa
Wax Qaranka Meel Ugeli Lahaa Waxaan Leeyahay Waar Hadaa Taageerro Iyo Shacab Rabtaan oo aa Mustaqbal Doonaysaan

Qaranka Wax Ugu Qabta Lacagtan Aa Xusbiyada Ku Furfuraysaan
Talabaad Tiisaba Daryeelaa Tu kale ku dara-e
Xisbigii Kulmiye Halkuu Maraayo War Maw Haysaan
Amma Ma Ogtiin Halkuu Shacabku Idinka Taaganyahay Iyo Siday Sumcadii Dawlad Nimo Aa Gaadhsiiseen Intaa Musharaxnimo Iyo Hogaan Isku Haysataan
Ee Idinku Isku jeedaan Umadunna Waxay Sidii Bil Ramadaan oo Dhamaada u Tirinaysaa Wakhtiga Idiin Hadhay oo loo Sugayaa Sidii IIDka Markaasuu M/weyne Siilaanyana Yidhi Musharax Baan Ahay Malaa Xaalku Waa Isma Hubsato Arooskeeda Ka Mashxaradaa Layidhaahdaa Weeye

by Sacad Ali Kaahin Raamalay Sacad plucky