War-Deg Deg ah Wareegii 1-aad ee Doorashada Puntalnd oo la soo gaba gabeeyey iyo Faroole oo ugu horeeya.

0
53

01-374x300Garoowe(Waaheen) Wareega 1aad ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha ayaa dhamaatay iyadoo guud ahaan la tiriyey codadka oo uu hada ku hogaaminayo Madaxweynaha xilka haya Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo helay 27 cod

Faroole: 27 cod
Gaas: 13 cod
Cali Xaaji:12 cod
Maxamed Cabdi Nuur: 6 cod
Shire Xaaji Faarax: 4 cod
Cali Cabdi Awaare: 3 cod
Cabdullahi Siciid Samatar: 1 cod

Sida xeerka Doorashada uu qorayo hadii hal murashax uu ku guuleysan waayo inuu helo 44 cod, waxay noqoneysaa wareega 2aad in loo gudbo oo ay ku tartamayaan sadexda murashax ee ugu cod badan kuwaasi oo kala ah:

Cabdiraxmaan Faroole
Cabdiweli Gaas
Cali Xaaji Warsame

Hoos ka eeg wadarta guud cododka ee Natiijada Wareega 1aad!

Wareega 1aad
Cali Xaaji Warsame 12
Cabdiweli Maxamed Cali Gaas 13
Cali Cabdulqadir Yusuf 0
Cabdiweli Macalin Gurey 0
Shire Xaaji Faarax 4
Maxamud Cabdiraxmaan Cuuke 0
Cabdullahi Siciid Samater 1
Maxamed Cabdi Nuur 6
Cabdi Yusuf Yey 0
Cali Cabdi Awaare 3
Cabdiraxmaan Faroole 27

warar dheeraada hadhaw kala soco Waaheen.com