(MADASHA SIYAASIGA MADAXA BANAAN) Future president mohamed Osman

0
108


(MADASHA SIYAASIGA MADAXA BANAAN)

(SEDAXDII SANO EE IGU DANBEEYAY MAXAA LAGA DHEEHAN KARAA XUKUUMADII AYNU DOORANAY& GUDIDII MAAMUL WANAAGA HALKAY KU DANBAYSAY)

Sidaynulasoconoxukuumadanuuhogaaminayomadaxwayneaxmedmaxamedsilanyowaxaykugulaysatayinaymiisanayadadalkakor u qaadoiyadookaashanaysashacabkeeda, waxaynakagadhabaysayinaywaxqabmuuqdadalkakafulindoontowaqtigii ay kaanbaynkakujirtay.

Markaydalka la wareegtaymiisaniyadawaxaytaagnayd 47miylon oodolarhalka ay manta marayso 152milyon waxaasiidheerbajatkadowladahoose

Hadabawaxaa is waydiinmudanmiisaniyadiikordhisayemaxaykagafaaiidaysatay?

Korarkamiisanayadawaadhiirigalinta wax qabadka, oomarkaygacantooda wax soogashayayaybilaabeeninayarimahabulshada wax kaqabtaanhadaytahayxaga wax barashada, ciidamada, shaqaalahadowlada, dhismayaashawasaaradaha,wadooyinka,

Hadabasaamayninteela’egayaykuyeelatayshacabkamiisaniyadankoradhaymarkaynueegnokuwadanyarta ah.

Dadkadanyartasaamaynayaykuyeelataysidakuwadhaqalahoodahooseyooowaxaykeentaysixirbarartaasoo ah in shaygiilagasiinjiray 500sh maantalagasiiyo 10000sh ama 1500sh iyagoodhaqaalahoodamarkiihorebahoseeyaydadkaas, dalkanauuyahay dal aanwali la aqoonsanbaahidaasabulshaahaanauusansamayninuulasoobaxosiuuugamaarmowaxanlalasoodagayo, hadabawasaaradamaaliyadawaxaaloogabaahanyahayinaykudhiiragalisoinay wax soorsameeyansi ay baahidoodaintabadan ay kukafeyaan

Waxaajirtadadkalagaqaadocanshuurtaeekuwaajibtayinayfarabadanyihinlakinintalagaqaadoiyointaaanlagaqaadinmarkaad percentage kuisticmaashoinaynoqonayaa 70% in lagaqaado 30% inaanlagaqaadin, hadabakuwaasaanlagaqaadinwaxaykukoradhaacanshuurtakuwa had iyo jeer bixiyacanshuurta,

Wasaaradamaaliyadawaxayintabadankahowlgashaaoo ay xisaabtaugubadankaheshaakastanadaiyodekadaha airportsiyosuuqyadaganacsiga.\

Hadabasu’aashayduwaxaytahaysidiiloogutalagay ma ugasooururtaasuuqyadaganacsigacanshuurtiikuwaajibtayshaqaalahakahowlgalayana side loo dabagalaa?

Waxaajirasuuqyomarkaadaragtobaaxadiisa ay balaarantahayintalagaqaadoiyointaaanlagaqaadininaysimanyihintaasookeentayinaansimuglehsuuqaaloolasoconmeheradahakusookordhayiyokuwaankusookordhindabagallagusamayn, kuwiisuuqyadaka howl galijirayaaniyaganalagusamayniskubadaldhaqaalihiinawuukordhaytaanawasaaradaayaaloogabaahanyahayinaykahadasho.

Guntiiiyogunaanadkakamadaxwaynemustaqbalahanwaxaanleeyahaywasaarada ha xoojisodabagalkamiisaniyadaanigooogsoondadaalkaaadwadaanhadanadadaalkahalasiikordhiyo, dadaalkaa la kordhiyaawaxaayaraanayamusuqmaasuqiisiiyaraanayay

LasocoQaybahaDanbeEeMaqaalkanOoSocoto Ah

Dhammaantiinaadbaadumahdasantihiinsaxaafadamadaxabanaan

Qalinkii|: Future president mohamed Osman

Email:awaadan5@gmail.com

Burao,Togdheer,Somaliland