Hambalyo meher

0
127

Aabbe ismaciil ahmed buux,Hooyo Casha C/lahi boqore,bro.Ahmed C/lahi boqore iyo xaaskiisa,Dayib C/ducaale iyo xaaskiisa, Bashiir C/ducale iyo xaaskiisa, hayo Khadra C/lahi boqore iyo caruurteeda.Hoyo malyuun C/lahi Boqore iyo caruurteeda,hoyo Nimco C/lahi boqore iyo caruurteeda.

Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay hanbalyo farxad leh u dirayaan meherka C/raxmaan Sh.Muuse iyo nagaad ismaaciil Ahmed.Oo 05/01/2014 ka dhacay magaalada boorame waxayna leeyihiin Eebe ha idinka yeelo qoyskii isku badhaadha bashbash iyo barwaaqana ku noolaada ubad khayr qabana kala hela.Aamiin Amiin