GUDOOMIYAHA HAYADA SHAQALAHA XAALBAAN KASIIYAY EEDA NINKA ISKU SHEEGAY DR.JOHN EE QARIYAY MAGICIISA UU KUGULA KUFAY

0
115

 

waxaan  halkan  ugu soo gudbinayaa  nin magciisa ku sheegay DR.JOHN in aan waxkaaga sheego aqoondarada kaahaysa qaabka ay hayada shaqaalaha qaranku ku shaqayso iyo xeerarka uyaala ee lagu qaato shaqaalha dawlada hadaba waxaan waydiinayaa halka uu ninkani joogay marku gudoomiyaha hayada shaqaalaha dawladu shirka jaraaid qabtay ee uu ku sheegay in aanu ogolaan doonin wasaaradaha shaqaale iska sii qorta ee aan soo marin sifad sharciga ah  una siman yihiin muwaadiniinta reer s/land ee aqoonta leh sida uu dhigayo xeerka ay dawladu ku qaadato shaqaalha  sida uu sheegay gudoomiyaha hayada shaqaalha waxaana uu  udhignaa sidan

QODOBKA 8

SHURUUDAHA SHAQO QORISTA

1.shaqaalaynta waxay u ufurantahay oo kaliya muwaadiniinta da’doodu tahay ugu yaraan 18 sano , miyir qaba dhqan wanagsan leh haystana shahaadooyin waxbarasho  taasi oo uu dadwaynaha u sheegay in miisaaniyada sanadkan  ku jiraan mushahar shaqale ay dawladu samaysay in loo abuuro dayarta  hadaba waxan leeyahay DR.JOHN  xaal sii gud/hayada shaqaalha oo aad ku gaftay si

badheedhana ugu xadgubtay gudoomiyaha hayada shaqqaalha NUUX SHEEKH MUUSE DUCAALE kuna tilmaamay nin si baalmarsan sharciga dalka ula shuraakoobay wasiiro qaybsashada shaqaalaha dawlada.

NUUX SHEEKH  MUUSE DUCAALE  waxa  uu warbaahinta  fariin digniina umariyay wasiirka ama wassarada sii qaadatay shaqaale in ay ula siman yihiin kuwa dibada ka jooga  manarabo in aan halkan ka idhaahdo waxaaad ku tidhi masuulka qaranka uhaya xilka ee  wax markaad sheegayso waa inaad hubsata waxaas leedahay iyo micnahaaga .

Cabdijamaal cumar cabdilaahi

Free journalist                  HARGAYSA S/LAND