wax la waayey ninkii waalan baa uu duuda 9 waa doorashada soo socota.‏

0
122

sida ay tarrikhdu qoreyso halgan dheer oo aad u adag ka dib waxaa lagu guuleystey in lagu
dhawaaqo jsl  may 1991.isla markiiba waxaa magaladda borama lagu soo curiyey ama lagu soo
dhisey dawladnimaddi jsl oo dhan sida distoorkii dalka lagu hagayey,dhaqalihi wax lagu wadi lahaa,  ciidamadii qaranka ee kala duwana ,golayaashe qaranka,ha’ayadihi garsoorka iyo weliba golaayashe dawladaha hoose ee jsl ,iyo guud ahaan hub ka dhistee ciidamadii snm.waxaa la cureyey  hanankii doorashooyinka golayaasha oo dhane iyo tii madaxweynayaasha. waxaase  oo dhamaan ku qabsoomeen wakhtii uu dalka hogaminayey mudane maxaamed ibrahim cigaal alla ha u naxristee.
 wakhtigii riyaale maxaa qabsoomey.

xisbigii  udub ee xukuunki  ibrahim cigal iyo dahir riyaale uu kala denbeyeen wuxuu ku guuleystey in uu dhamman la qabtey seddexddi  doorashoo ee kala danbey in ay sii nabad gelyo ah ku qabsoman. wuxuu ku guuleystey in markii laga helay in uu sii nabad ag ku wareejo xukuunkii uu ummada hayey,haseyaasye dahir wuxuu ubaydhey xagga lacag urursiga isaga saxiibaddi wadanka la waday inkasta oo ay aad u xoojiyeen ciidanka iyo xafiiskii cid-da, ka dib qaraxii lala beegsadey madaxtooyadisak ee ay dadka  badane ku l dhinteen.   Sida kale xukuunkii dahir riyaale wuxuu ku wanaagsane siyasaada dibada isaga ka furey xafisyo ku shaqeya siiyasaada somaliland meelo badan oo dunida ka mid ah,halka xukunka maanta  jiira ee kulmiye uu dhamman  soo wada xidhey xafisyaddi jsl ee ka furna adunika.

wakhtiggii kulmiyee ee siilaanyo xukuunka uu ummaada u  hayey waxaa dadka

ku dhacey jahoo werer  siyasaadeed,musuuq-masuuq aan  xoolaha ummada loo aboo yeleyn, waxaa uu candadwoley siyasaada wadank ku socdey degenaasha, wuxuu siilaanyo ku dadaley in  uu xisbiyaddi qaranka uu babiyo, siilaanyo wuxuu ku dadley in uu iska  horkeeyo beelah wada dega wadanka. Wuxuu iska horgeyey xisbiggi soo doortey,wuxuu dibadaa digey raggi la soo halgamey.siilaanyo wuxuu somaliland ictiraf ugu dooney  somalia isga oo noo sheegey in uu calaamka uu qanciyo dadku waxay doonayaan in marlaab tagan xamar. Xukummada siilaanyo wax qabtey oo la taban karo lama hayo. Sida la ogyahay waxaa dalka ka dhacey doorshooinkii ugu danbeyey musuuq siyasaadeed welina uu dabada ka wada siilanyo. Madaxweyn ku xigeenki la soo doortey waxaa aad mooda in siidhiga looga hayo madaxtooyada oo laga  dhigey qof aan aan karamo lahayn.siilany wuxuu ku dadalaya in uu dalka burburo isaga ka haysta kalsooni meelo la ogyahay.waxay ila  tahay in siilaanyo la waday siyasaad waa nin carur baris la wadagey.siilanyo wax doorsho ah ku helimeysid wadada ceerigavo ee aad ku jahaeyse. Haddii aad dooneyso in wadada la dhiso fadlab farha kala bax. Waxay ila tahay in aad ummdan wax badan aa soo leleyneysey  haddii ay tahay tii siyad bare, tii SNM, iyo tan jsl.

 

Ala madleh

                             Ibrahim isse