Carwadii 6aad ee Ganacsiga Somaliland oo Saaka Si rasmiya uga furantay Hargeysa + Sawiro

0
157

 

P1060568Hargeya WaaheenCarwada ganasga Somaliland oo Sanadkiiba halmar la qabto ayaa manta oo ay tahay bilawga Sanadka Cusub ee 2014-ka  ayaa sanadkan lagu qabtay Hall Balaadhan oo ku Yaala Hotel guleed ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qayb galay ganacsato aad u tiro badan oo ka kooban dhamaan ganasiyada Dalka Somaliland, iyo Masuuliyiin ka socoto Xukuumada Oo uu hogaanimayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo Marti sharafkale.

Carwada oo Hada ay munaasibadii furitaankeedu socdo ayaa laga jeedinayaa Khudbado kale duwan iyadoo ayaa kooxa fanka iyo hidaha iyo dhaqankuna u soo bandhigayaan Ciyaaro kala duwan iyadoo ay si Wayn uga dhex muuqdaan Shirkanada internetka oo ay ku cusub tahay Shirkada Somcable shirkadihii hore hadaba dhamaad  ka Carwada ayaanu  idiin soo gud bin doonaa khudbadaha Furitaanka Carwada Canacsiga Somaliland oo ah Carwadii 6aad. Laoco sida ugu dhaqsaha badan…

Hadii alle yidhaa mardhaw waxan waxaanu idiin soo gudbin doonaa muuqaalada iyo sawirada codadka iyo wixii dheeraad ah ee xaflada ka socda iyo muuqaalada kala duwan ee goobta ka socda.

P1060587 P1060588

2 8 9 P1060546 P1060548 P1060545 P1060549 P1060551 P1060550 P1060561 P1060560 P1060559 P1060558 P1060562 P1060563 P1060565 P1060569 P1060568 P1060567 P1060570 P1060571 P1060572 P1060573 P1060574 P1060575 P1060576 P1060577 P1060578 P1060579 P1060580 P1060581 P1060585 P1060584 P1060583

P1060588 P1060587P1060582