Hambalyo Dhalasho: Aabo Mawliid Balayax

0
130

Bahda Waaheen Media Group waxay Hambalyo Halkan uga diraysaa Aabo Mawliid Balayax oo Wiil u dhashay, Wiilkaasoo loo bixiyey Subeer. Hambalyada waxa dirayaa C/xakiin X Siciid, dhalashoC/casiis Jaamac Badawi, Dr: Axmed Xuseen Ciise, Guddoomiyaha Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), C/raxmaan Isbatoore, Naasir Maxamed C/laahi iyo C/shakuur yare, waxaanay dhamaantood Subeer illaahay uga baryayaan inuu nqodo kii dalkiisa, Dadkiisa iyo Waalidkiiba Anfaca Insha alaah

Aaaaaaaamiin Aaamiinnn Aaaamiiiiin