Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka hadlay Xalada Burco, iyo 33Shirikaan oo Khamri oo ay gacanta ku soo dhigeen.

0
31


khamriHargeysa(Waaheen) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreye guddoto Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa ka hadlay Xalada Magaalada Burco oo shallay ka dhaceen Rabshado ka dhashay Isku Badal lagu sameyey Taliyaha qaybeedka Booliska ee Burco, waxaanu sheegay in Sunaha Dawladnimadu ay dhigayso in Sarakiisha Ciidamada lasyku badalo, waxaanu Tacsi u diray dadkii ku dhintay Rabshadahaasi.

Dhanka kale Waxa uu taliyuhu ka hadlay 33Shirikaan oo Khamri ah oo ay gacanta ku soo dhigeen Ciidanka Booliska ee Somaliland, waxa kale oo uu soo bandhigay 2 eedeysane iyo gaadhi suki-suki ah oo lagu siday khamriga.

News19

taliye