Hambalyo Aroos Wacan

0
177

hooyo sahra Cabdi saleebaan,hooyo Raxma Claahi,Khadra aadan  xasan,Axmed Mxamed Wacays,Faysa Aadan xasan, Jaamac maxamed, Xamdi maxamed saleebaan, C/raxmaan aadan xasan, Xuseen Axmed gaas,Barwaaqo Faarax Nuur,Khadra faarax Nuur iyo saygeeda,Sabaad c/laahi Maxamed,maxamuud Cali Rooble,Cabdi xirsi Goob,iyo Axmed muuse maxamed{SAKAARO}

dhamaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayaan Boqorka Siciid Aadan Xasan iyo Boqorada Asad Faarax Nuur oo arooskoodu kadhacay magaalada burco waxay leeyihiin isku waara ubad khayr qabana kala hela.