OGEYSIS: Beelaha Habar Yoonis Ee Ku Dhaqan Dalka Jarmalku.

0
117

Beelaha Habar Yoonis Ee Ku Dhaqan Dalka Jarmalku. Xiliga Uu Qasoomi Doono.

ogeysiisBeelweynt Habaryoonis ee  degen Cariga Jarmalka waxaanu idinku wargelineynaa in shirku uu qabsoomi doono hadii Eebe idmo afarta bisha koobaad ee sanadkan cusub (04-01-2014), waxaana lagu qaban doonaa magaalada Frankfurt.

Goobtu waa : Goldenstein-Straße 32-35

Sacada : von 13 Uhr  bis 21 Uhr.

Die Adresse für die Konfernz ist in Niederrad Bahnhof Frankfurt am Main. Sie gehen danach Frankfurter Hauptbahnhof Tiefgarage, da nehmen sie die S-Bahn 9 – 8 Richtung Frankfurter Flughafen Frankfurt. Und steigen in Niederrad Bahnhof um der Weg dauert max 5 min.

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaan gudida qaban qaabada oo kala ah:

1.   Mohamuod Hassan Dualeh.015788508069    oder.015215318099.

2.   Zeinab  Yussuf Abdillahi.015215163202.

3.   Safia Mohamed Gamadiid.015212153206.

4,   mohamed abdi daahir.tel.015217683459.