Madasha siyaasiga Madaxa banana

0
95

 

Marka uhorayasa waxaa mahad iska leh ilaahay waxaan kaloo umahad celinayaa saxaafada madaxa banana ee inta badan ku hawlan gudbinta wararka,maqaalada, iyo ra.yiga dadweynaha

Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan si kooban uga hadlo ama ufaahfaahiyo (saxaarafada madaxa banana ee jamhuriyada somaliland)

Waxaa la iswaydin kara su aalahan hoos ku qoran oo jawaabteda loo baahan yahay in lafahmo.

  1. Maxaa wacay in sidaa loola dhaqmo
  2. Maxayse ku saxan yihin
  3. Maxayse ku khaldanyihin
  4. Maxayse ka shaqeeyan
  5. Siday uga qayb qatan ictiraaf raadinka jamhuuriyada somaliland

Hadaan ku horeeyo dhibatada loo gaysto ee ay kula dhaqanto xukuumada jirta waxa weeye mid aad looga dhiidhiyo shacab iyo mucaaradba sababtoo ah waa isha qudha ee la socota dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee dowladi leedahay sidaynu ogsoonahay waxaynu ku dhaqanaa waxa loo yaqaano dimuquraadi oo ah freedom of speech taas oo loola jeedo hadalka xorta ah ee ay sharci u leeyihin saxafada,

Waxay ku saxan yihin oo ah inay ka run shegan haday dhaliilo jirto ama habacsanaan shaqo ay ku arkaan wasaaradaha dowlada oo dhan taas oo ay dawo u tahay dardargalinta shaqo, waxaynu ogsoonahay intay ka seexdan

Dowlada dhexe ama tan hooseba  shaqadooda ayay malinta danbe warbixin ka diyaariyaan tasoo  ka hadlaysa halka wax qabad looga baahan yahay ee aysan arkaynin markaa dowlada dhexe ama hoose loo eego

Subixi ay ku wareegan wasaaradaha kuwa sida sharciga ah waqtigii loogu talagalay aan u soo xaadirin waxayna u fududeyan madaxwaynaha ama wasiirka ama maayarka shaqadii loo igmaday inay hadba halkay marayso haday dhaliilo jiraan iyo hadii kale lasocodsiyaan

waxaana u arkaa faa iido aan la arkaynin hadana muuqata.

Waxa ay ku khaldanyihin waxaa kamid ah in shaqsi waxqabadkii loogu talagay wata in si aan jirin wax looga sheego oo ku ah qadaf

way jirtaa inay saxaafada  shaqsi aysan eegan ee ay eegtaan kursiga uu ku fadhiyo cebta uu leyahay  ama wanaaga uu leeyahay oo aysan ka xasdin sheegitaankisa

shaqadoodu waxay tahay dardargalinta shaqo ama u kuuragalida wararka jira iyagoo inta badan ay soo gudbiyaan  warar qiimo u leh shacabka jamhuuriyada Somaliland

warkaas oo ah mid lagu diirsado  faa iido badan u ley shacabka  kalana socda aduunka halka uu marayo iyo dalka waxa uu higsanayo iyo halkuu marayo

waxay si aan lasoo koobi Karin uga qaybqaataan ictiraaf radinta jamhuuriyada Somaliland iyagoo soo gudbiya radiyana meelwalba ay dowlada Somaliland ufidisa casuumad ama waxqabad loogu talagalay dalka in lagu horumariyo

waxayna qalbi jabiyaan dhamaan cadowga uu dalka leeyahay warka ay bahinayaan dowladaha qar ayay ku noqotaa naxdin kuwaas oo ah cadowga jamhuuriyada Somaliland

waxay ka qaybqatan sheegista horumarka dalka halkaasoo caalamka uu ka cabiro dalkaas halka uu marayo

waxay astaan ka dhigteen calanka jamhuuriyada Somaliland oo ku xardhan websiteka iyo televisionka

 

Dhammaantiin aad baad umahdasantihiin saxaafada madaxa banaan

Qalinkii|: Future president mohamed Osman

Email:awaadan5@gmail.com

Burao,Togdheer,somaliland