Xukuumada Siilaanyo oo 4 Suxufi u dirtay Rumaan.

0
132

gdHargeysa(Waaheen) Makamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta Ruman 7Cisho ah u dirtay koox Suxufiyiin ah oo ay Xukumada Madaxweyne Siilanyo dhawaan xidhay, Suxufiyiintan markii la xidhay ayaa waxay ku jireen hawlmaalmeedkooda shaqo kuwaasi oo duubayey banana bax ay sameynayeen Suxufiyiintaasi.

ss

Maxkamada ayaa aad loo adkeyey saaka waxana la moodeyey in koox aragixiso ah meeshaasi lagu xukumayo, Si kasta ahaateen Xadhiga jidhdilka iyo dhibaatada loogeysanyo suxufiyiinta ayaan ugu ku ahayn Somaliland iyada oo xukumada tallada haysaa cadeystay Xadhiga iyo bahdilada Suxufiyiinta.

ssffssss1