TACSI : Geerida XOGAHAYAHA G/BUUHOODLE Marxuum Maxamed Cali Suudi‏

0
128

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

DHAMMAAN XUBNAHAN HOOSE KU XUSANI WAXAY TACSI TIIRAANYOLEH U DIRAYAAN DHAMMAAN UMMADA REER SOMALILAND GEERIDA KU TIMI XOGHAYAHII GOBOLKA BUUHOODLE MARXUUM MAXAMED CALI SUUDI OO 29/11/2013. KU GEERIYOODAY HARGAYSA WAXAY ILAAHAY UGA BARYAYAAN MARXUUMKA IN NAXARIISTII JANO UU KA WARAABIYO EHELKII IYO ASXAABTIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAAAAMMMMMMMIIIIIIIN
  1. Gudoomiyaha G/togdheer AXMED CUMAR X. C/LAHI XAMARJI
  2. Suldaan Ismaaciil X. Xasan
  3. Aqoonyahan Aaden Siciid
  4. Aqoonyahay C/risaaq Arnab
  5. Ganacsade Yaasiin Guuleed
  6. Eng. Xuseen Laki
  7. Amiir Cismaan Ismaciil Bare Fiin
  8. C/fataax Siciid Jaamac {cfatax shalumaray}
  9. Maxamed Cumar Fadhi-yare {dhufays}
  10. C/raxmaan Maxmuud Gaade
  11. Mukhtaar X, Xasan Cawad
  12. Xasan Dalab
  13. Cabdi Maxamed Ciise
  14. Maxamed Cawil X. Nuur {XOOG}
  15. Cali Baabuur
  16. Xuseen C/Laahi Xuseen {Xusen Girgire}
  17. Dr. C/jibaar Maxmed Sicid
  18. Xasan Axmed Fadhiyare