Tacsi Tiiraanyo Leh oo Laga Dirayo Marxuum-Siciid Muuse Shide Oo Hargeysa Ku Geeryoodey.

0
90

tacsHooyo-Xabiiba Baqaye Bullaale iyo Carruurteeda marxuumku adeerka u ahaa oo kala ah

Asad Nagiib Muuse Xamda Nagiib Muuse Maxamed Nagiib Muuse Adna Nagiib Muuse

Cadnaan Nagiib Muuse Mustafa Nagiib Muuse iyo Mumtaas Nagiib Muuse

 

Mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha Shirkadda 571/Ceerigaabo oo kala ah

Maxamuud Cige (Dhuun.  Cumar Xirsi Warfaa. Cali Taleex Maxamed. Siciid Axmed Saalax (Dabayare). Axmed Daahir (Gudcur). Mahdi Awrlaqe (Afqallooc). Maxamed Muuse Ceeje. Maxamed Gurey Cali.

Cabdi C/laahi (Buquf). Iyo Maxamed Xasan Xuseen (Dhibic)

 

Dadkaas  dhammaantood ku sugan Magaalada Ceerigaabo waxay Tacsi Tiiaanyo leh u dirayaan

Eheladii Qaraabadii Qoyskii iyo dhamaan bulshada reer Somaliland ee uu ka geeryoodey Marxuum-Siciid Muuse Shide oo 26/11/2013 ku geeryoodey Magaalada Hargeysa.

Waxayna Maxuumka  Eebbena uga baryaya inuu Jannadii Farduusa ka waraabiyo dhammaan Samir iyo Iimaan Eebbe ka siiyo Eheladii Qaraabadii iyo Qoyskii uu ka geeryoodey Marxuumkaasi.

 

Eebbe Samir iyo Iimaan Ha innaka siiyo Isagana Jannadii Farduusa Haka waraabiyo Aaammmiiinnn.