Tacsi

0
134

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale waxa uu Tacsi u dirayaa Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo uu walaalkii tacsi1Maxamud Aw Siciid ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay galbeedka Hargeysa, waxaanu Ehelka iyo qaraabada Marxuumkaasi ilaahay uga baryey in uu Samir iyo Iimaan ka siiyo, isaga geeyo Janooyinkiisa.
Wasiir Samaale, waxa uu Tacsi taas la mid ah u dirayaa carruurtii uu Marxuum Maxamuud Aw Siciid ka baxay isagoo uga baryey in uu ilaahay Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.