Tacsi: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI‏

0
90

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Iyo dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Alle Haw Naxariistee Marxuum AXMED IBRAAHIM GUUNJE, oo ku geeriyootay magaalada Hargeisa, Eheladii Iyo Asxaabtii Samir Iyo Iimaan ILAAHAY Haka Siiyo, Isna Janatul FARDOWS Hoy ha uga dhigo

Illaahay Ha U Naxariisto Marxuum Axmed Ibraahin Guunje