Tacsi ( Beesha Direed)

0
47

vvAf hayeenka Beesha Direed Eng Husein Mohamed Hassan iyo dhamaan beesha direedba waxay Tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka dhinteen dadkii qaraxa loogu geystay Hotel Maka La mukarama Magaalada Mogadisho shalay 8 /11/2013.dadkaas ay gacanta gardarrada ahi laysay aad baanu uga xunahay ciddii ka dambaysayna ha la daba galo ayaanu leenahay! dadkaas dhintay oo ay ku jireen qaar qiimo weyn ugu fadhiyey beesha direed!!!!!!

marxuumiintaasna ILLAAHAY ha u naxariisto dadkii ay ka tageena Samir Alle ha siiyo ayaanu leenahay AAMIIN AAMIIN.

Waaheen Media Group

London