Muusoow Waad Ku Sugtay

0
151

waa kuma muuse biixi cabdi????? coming sooon

Haddaba isagoo si buuxda u taageeraya Siilaanyo, Muuse Biixina waxa uu yidhi:-

Dooddan aan la yaabee68817_10201410026563803_50183633_n
Mujaahidkii darbanaayee
Dumar iyo carruuriyo
Da’yar iyo cirroolaba
Degelkeenna oo idil

Lagu wada diirsadee
Dib u xoreynta keenee
U dib jiray sannadahee
Dirirtiyo rafaadkii
Dagta saartay qorigee
Duriya iyo qaaxo degay
Dagaalyahanka ururshee
Duulaanka qaadee
Ku durduriyay faqashtii
Maanta waa daciifnimo
Duul aan wax garanayn
Daba dhilif iyo guul wade
Madasha inay ka doodaan
Geed wada doyaystaan
Dabuub hadal wadaagaan

Duni wareertay weeyaan
Dambarkeedii maandeeq
Mujaahidiintii loo diid
Dacdarooyinbaa jira

Waxan ugu gol leeyahay fikirka iyo aragtida waa lagu kala duwanan karaa lakiin xaqiiqda laguma kala tagi karo hadii muuse biixi iyo ina samaale uu tartan ka dhexeeyo waa mid u bahan in la fahamo xaqiiqda dhabta ah ee ka danbaysa waxan ku soo gabo gabayn lahaa Dalkeena Nimco Ayaa Fadhida

Abdikarim Abdilahi Mouse                    hargiesa Somaliland