MURTI SOMALIYEEDBA TIDHAA “ANBA DHAMAY QADHAADHKEE WAA INAAD DHAMISAA”‏

0
107
Tan iyo intii ay somaliland xornimadeeda lasoo noqatay,waxay soo
martay marxaldo farabadan,taasoo ay kusoo gaadhay heerka ay maanta
taagan tahay
hadaba su’aasha is waydiinta lihi waxay tahay heerkan sideebay kusoo gaadhay?
taasoo aan u malaynayo dadkeena inta ku dhex nooli inaanay
fahamsanayn,gaar ahaan dayarta sanadadan danbe usoo kacday,kuwaasoo ah
mustaqbalka dalka,oon u baahnayn in jihada laga lumiyo sidaanay hadhow
dalkan go”doon ugalin,
,somaliland waxay sidan kusoo gaadhay isku duubni,talo wadaag iyo kala
danbayn,waxaad mooda markaad u fiirsato bulshada hada ku dhaqan inay
asbaabihii ay horumarka kusoo gaadhay is badelayaan!,waxayabha keenay waa
maxay?suaasha ayaa u baahan in lays waydiiyo waayo cudurka lama dawayn
karo ilaa xanuunka la ogaado,
1.dowlada hada dalka gacanta ku haysaaaa oo aan dadaalkeedi ka
muuqan,siday bulshadan ay hogaanka u hayso ugu dhiqi layhayd sidii ay
bulshadan ugu dhaqmi jirtay,amaba aan wadadii bulshadani horumarka intaa
leeg kusso gaadhay ee ay ka dhaxleen sxbadoodii ka horeyey oon u haysto
inay saxsanayeen waayo bulshadan ay ka musuulka yihiin illahay ka sokow
sidan ay maanta yihiin kamay muuqan jirin,qabyaalad 100%,caadifad100% iyo
waliba uur xumo aanay dadkani
dhaqan u lahaan jirin waayo haday ,taasu jirto horumarkanba may soo gaadheen,
ayeynu odhan karnaa waliba kaaga darane xisbul xaakimka hada talda dalka
gacanta ku hayaaa aanay ogayn dhibaatooyinka jira,oo haday sidan kusii
socdaan dalkan iyo hiigsigiisa mustaqbal uu mugdi gali doono,hadaanay
daweyn,
2.bulshada dalkan ku dhaqan oon ogalayn amaba aanay ka muuqan,siday iskaga
difaaci jireen wax walba oo taabanaysa maadama oo ay iyagu yihiin kuwii ku
dhaqnaa dalkan,amaba dhibaato waliba waxyeelayso jiritaankooda aasaasiga
ah.
hadaan usoo noqdo qodobka igu kalifay inaan qoro maqaal kan oo ah”anba
dhamay qadhaadhkee waa inaad dhadhamisaa” horta horaa loo yidhi nin walba
waxaa uu galo haduu khalad yahay, isna way ku dhacdaa
taas waxaa maanta u eeg xusbul xaakimka talada dalka gacanta ku haya
xaaladiisa,ka dib markii ay ku dhaqmeen amaba ay burburiyeen asxaab amaba
xusbiyo qiimo iyo taariikh aan la hilmaami karin ku leh somaliland sida
xisbigii udub oo ahaa asaaskii,curadkii ugu horeeyey ee hirgaliyey
asxaabta xorta ah oyahayd in la tix galiyo,waayo taasu iyaga umay muuqan
oo waxay u arkayeen,cadow iyaga kasoo horjeeda sidaasna way ku burburiyeen
sifo walba how isticmaalaane,waxaan kusoo gunaanadayaaa unba dhamay
qadhaadhkee waa inaad dhamisaaaaa
muniir ibraahin cumar
munamerebai22@hotmail.com
fahiim18@gmail.com