48 jir taladii wadanka qasay hadaan laga qaban yaa weyni ayeynu sida xabashida odhan

0
100
waxaan ahay kulmiyaha waaweyn  waxaanu u ordanay sidan may ahayn waxanu soo sharaxnay oday aanu arkaynay in dalkan uu badbaadinkaro madaxweye siilanyo sedexdi sano xilka uu hayey ma garankaro madaxweyne siilaanyo waxa helay. ana sadexdaa sano hadal anoo wax badan dhawrayey laakiin maanta ayaan la kala baxay markaan maqlay oo is biirsadeen warar aan u bogin
xirsi xaji xasan oo sanadkii 2008 siyaasada somaliland ka bilaabay komishinka doorashooyinka ayaa taladii wadanka si qaloocan u qaatay waa waxaan macquul ahayn tusaalooyinka iyo dhacdooyinka la yaabka leh ila wadaaga sxbaayal
1)in ka   badan 20 wasiir oo iskugu jira wasiiro iyo ku xigeeno ayaa isagu gacantiisa ku magacaabay qaar ka mid ahi waxay ii sheegeen in madaxwaynaha waligood inaanay la kulmin fariinta xirsi ugu dhiibaan aqoonbadana madaxweynaha aanay isku lahayn
2(hantidii dalka .xogtii sirdoon dalka .siyaasaadii dibada intuba gacantiisa ayey ku jirta waa ta keentay in maraykanka iyo britaian inoo bixiyaan makulaal siyaasiyiin ah ayaa golaha siilaanyo ku jira
3) waxa dalka ka socda  ee qalalseh siyaasadeed dhici gaadhay qaarna taaganyihiin wuu ku raaxaystaa waa ta keentay in dad dalkan magaca ku lahaa dhabanta gacanta ku hayaan
4)hadii isaga la doortay ceeb maaha in uu wax maamula laakin lama dooran madaxwene saylaci oo aan ma la sheekaystay wuxuu ii sheegay in koobka bunka a iyo jaraairada hargeysa uu ku akhristo xafiiskiisa  warar xogagaal ayaa ii sheegay in saylici in ka badan 4 jer is yidhi iscasil laakiin laga joojiyey  dhibaatada xirso awgii meeyey labadii nin ee la doortay  taladii wadanka shakhsi ayaa adeegsaday
5)marka wasiirada la magacaabaya ayaa xilalka kale isaga ayuunbaa u tagaan ama u yeedha ma jiro madaxweyne qofkan cvgiisa eega
6)madaxweyne siilaanyo gudi isku dhaf ah oo reer galbeed ayaa magaalada adisababa ugu sheegay in dawladiisa ay ku jiraan wasiiro boqolkiiba sagaashan probaganda iyo dacaayadaha u faafiya oo isaga duminaya waxay kale u sheegeen in wasiiro si weyn loo raadinaya oo argagaxisada xidhiidha la leh ay ku jiraan maxaa dhacay odaygu rinka wax uga qabanwaayay
7)madaxweyne wuxuu caan ku yahay in dhaqdhaqaaqa wadanka la socoda waa ta keentay in madaxwayanah loo ogaalan waayo inuu shirjaraaid qabto waayo wax badan ayaa fashilmaya
maxaa ugu danbeeyey
todabaadkan gudihiisa ayaa madaxweyne siilaanyo waxa u tagay gudoomiye muuse biixi cabdi iyo maxmed kaahin iyo saraakiil kale oo kulmiye waxay u geeyeen liiskii gudiga ku dhawaaqida shirweynaha kulmiye madaxweyna siilaanyo wuxuu u sheegay in xirsi magaalada  ka maqanyahay ceeigaabo uu jooga isagana aynu la sugno ayuu yidhi hal mar ayey wajiyada muuse iyo kaahin isbadaleen  waxaa k daran ee socda ayaad ogayn
sarkaal magaciisa ka gaabsaday oo madaxtooyada ka shaqeeya ayaa igu yidhi xaji ha is wareerin waakan madaxweynihii ruuxiga ahaa xirsi xaji cali xasan kan la shaqee isaga wax magacaaba isagaa wax bixiya isagaa wax erya isagaa wax xidha  la soco qayba danbe oo xiiso badan oo ka hadlaya dhacdooyin aan goob jooga aha iyo kuwa soo socda
xaji wali siciid