Shacabku hala shaqeeyaan xisbiyada mucaaridka ah si dowladan seetada goosatay ee jidkii toosna ka baydhay dib loogu soo dabaalo si nabad gelyo ah

0
100
cali guray salaf iyo riyo raacShacabku hala shaqeeyaan xisbiyada
mucaaridka ah si dowladan seetada
goosatay ee jidkii toosna ka baydhay
dib loogu soo dabaalo si nabad gelyo ah
W.Q Abdiqani Salaf Kaptanka
 xisbiyada mucaaridku waxay dedaalkooda isugu geeyeen si aan xeerkii Xirsi uu lacagta wadanka ku urursanayay aan shacabka loogu dhibin nasiib daro waxa fashiliyey dedaalkii xisbiyada mucaaridka ah ee golaha dhexdiisa biidhi qaatayaal aan dadnimo iyo karaamatoona lahayn oo ay tahay dad nimadoodu maanta qaadka ma ii haysa  100 dollar ayaa lagu iibsaday dadnimadoodii  odayga miskiinka ah ee baska qorqorada ka biiliya toban caruura
aya maanta lagu kordhiyey lixdan dollar sanadkii oo dheerad ah,
Baabuurtii waawaynayd ee bila wada iyo bilaa khirada ahayd ee gurya iyo dhirta hoos hadhsanaysay aya lagu kordhiyey sanadkii 4oo dollar oo dheeraad hadaba dhoosha haka qoslaan qoladi qorshahan wadatay anagu waanu u dagaalami doona shacabka masaakiinta ah ee maalinba wasiir usoo qayilaayo hore ayaa loogu saxeeyay 10 dollar wasirka duulista maantana xirsa tan loo saxeexaxay madaxaweynihina isagoonay warqadii soo gaadhi xafiiskiisa oo aanu ka fikirin ayuu saxeexay waxa loo baahanyahay shacab waynaha reer Somaliland iyo xisbiyada mucaridku inay ka wada shaqeeyaan sidii xukuumadan seetada goosatay ee wadadii ka baxday dib loogu soo dabaalo jidka saxda ah lagu rido sida iyo guul iyo gobanimo
Allaah mahad leh
Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka