Dal Afrikan ah oo Shacabkiisu Laydh-ka ay Shitaan Pre-paid ku Iibsadaan

0
113

laydhShacabka ku dhaqan dalka Sudan waxay laydh-ka ay shidanayaan ku iibsadaan qadin (Pre-paid).

Shirkadda nalka dalka Sudan ayaa laydhka ay shacabka dalkaasi shidanayaan aan kusoo dalicin wax biil ah bishii, oo waxay kaga iibisaa Pre-paid.

Shirkadu waxay hir galisay nidaam shacabku sida kaadhka ku shubashadda ah ee taleefanadda oo kale ah, kuwaas oo aad ka laga helo tukaankasta. Waxaanu qofku dalbanaa kolba inta uu u baahan yahay ee Watt in uu shito.

Waxaa guryaha dadka sudan ku xidhan saacado Laydh oo Digital ah oo marka kaadhka la xoqo lagu shubo, kuwaas oo waliba kuu sheegaya kolba inta dhiman lacag ee kaadhka ku dhiman. Inkastoo la yidhaahdo waa dalalka ugu laydh jaban Africa, oo qiyaas ayaan $1 aad dhawr maalmood shidan karto.