Markiz AL-IQRA Ee Barashada Quraanka iyo Culuumtiisa.

0
181

dfsdMadarashada ama Markis ka Al-IQRA waa madarasad u khaas ah barashada Quraanka Kariimka Ah iyo Culuumtiisa kale duwan ee diiniga ah, sida barashada kudutubta  kala duwan  ee Axaadiista, iyo waliba kutubta kale ee cilmiga diinta, waxa kale oo ay Madarasha Al-iqra leedahay Barbaarinta Caruurta da’da yar oo lagu bar baarinayo diinta.

Madarashad AL-IQRA waxay ku taalaa xaafada Jig-giga yar gaar ahaan agagaarka Dugsiga AL- IRSHAD, madarasada waxaa wax ka bartey arday tiro badan haatan waa ay socotaa is qoristu wixii faah faahin ah ee la xidhiidha madarashada al-iqra kala soo xidhiidh telephonadan:-

063-4482145

063-4044007

top11 sfgds jhf fff P1190784