Dhagayso: Hay’ada Live international Oo Sharaxaad ka bixisey Siidh iyo Dhir ay ku Wareejiyeen Wasaarada Beeraha Somaliland.

0
112

DSC06994Hay’ada Live international Oo siidh u keentay wasaarada beeraha Somaliland

Siidhkan aya Wasaraada Beeraha ku wareejisay Hay’ada Live international ayaa ah mid aan hore loo keenin Dalka

isla markaan uu ku cusub yahay noociisu kaasoo la tijaabin doono hadii lagu guulaysto tijaabadiisana uu noqon doono

mid si joogto ah loo beero loona soo kordhiyo midhihiisa, si ay uga faa’ iidaystaan Beera layda Dalku.