Madaxweynaha Somaliland oo Ka qayb galay Munaasibad loo sameeyey Dufcadii 7aad oo ka qalin jabisay Jaamcada Admas.

0
97

IMG_0343Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka qayb Galay  Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay jaamacada Admas Univeristy u qabatay 410 Arday oo ka qalin jebisay 5 Kuliyadood oo kala Duwan kuwaas  oo ah dufcadii 7aad ee ka gali Jabisay Jaamacada Admas

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud  Siilaanyo ayaa shahaadooyin Gudoonsiiyey Adaydaasi waxaanu kula dar daarmay inay sii wataan Aqoontooda.IMG_0365 IMG_0478 IMG_0483 IMG_0499