Hambalyo Meher Wacan

0
84

Aabo Aw Axmed Mooge Afwayne, Hooyo Faarumo Ibraahim Warsame, Cabdi Axmed Mooge, Barkhad Axmed Mooge,Khadra Axmed Mooge,  Maxamed Axmed Mooge iyo Xaaskiisa, Sahra Axmed Mooge iyo Caruurteeda, Rashiid Axmed Mooge iyo Xaaskiisa, Faysal Axmed Mooge, Xuseen Axmed Mooge, Shabcaan Axmed Mooge,Khadar Axmed Mooge,  Haybe Dalmaax Xadi, Aamina Maxamed Adare,Shucayb Nuux Maxamuud, iyo Dhammaan Reer Faarax Muude, Siraad Ibraahim Warsame, Siciid Khadar Cabdillaahi iyo Xaaskiisa IDil Nuux Cige, Axmed Ciisood Axmed, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Axmed Shekh Nuur Ducaale, Mustafe C/kariim Cali, Cabdinaasir Cabdillaahi Cabdi, Idiris Muxumed Daahir,Axmed-Kayse Cumar Ibraahim, Caabi Cabdiraxmaan Ibraahim, C/fataax Ismaaciil Cabdillaahi, Sacad Aadan Cashuur, Daahir Cabdillaahi Jaamac, Maxamed Saciid Daahir.. Dhammaan Dadkani waxa ay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan  Meherka

Boqorka Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin Abubakar

Iyo

Boqorada Nimco Axmed Mooge 

 oo Maanta ka dhacay Hotel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa. Waxaanay Lammaanahan Eebe uga baryayaan in uu ka yeelo Labadii Aqal-galkooda ku gaadha Bash bash iyo barwaaqo…Aamiin…. Aamiin…. Aamiin… Aamiin