Baafin Dacwaysane

0
109

Ujeedo:- Baafin Dacwaysane
Maxamed Muuse Saleebaan
Maxkamada Degmada Burco waxay baafinaysaa Dacwaysanaha kor ku xusan oo ay maxkamada u taalo dacwad madani ah oo qoys,Kaas oo maxkamadu u qabatay inuu ku yimaado maxkamada horteeda mudo dhan 30 cisho Gudohood oo ka bilaabanta maalinta jaraaidka lagu baahiyo.
Hadii uu ku imanwaayo dacwaysanuhu mudada ay maxkamadu  u qabatay waxa ay ka qaadi doontaa talaabo sharciga waafaqsan.
Jaamac Nuur Maxamed
Gudoomiyaha  Maxkamada Degmada Burco