HAMBALYO SHIRKA HOODAALE EE BEESHA SACAD MUUSE‏

0
208
HAMBALYO IYO BOGAADIN SHIRKA BEESHA SACAD MUUSE EE KA FURMAY MAGAALADA AGABAR, GOBOLKA GABILEY BISHA AUGUST 18, 2013.-II
 
Dhammaan Qurba jooga Beelweynta Habar Awal ee ku noo Waqooyiga Ameerika waxay hambalyo iyo bogaadin halkan ugu gudbinayaan Shirka Beesha Sacad Mouse Uga furmay Magaalada Agabar ee Gobolka Gabiley. Shirku waa shir dhaqmeed aan marnaba laga filayn wax lid ku ah Jamhuuriyadda Somaliland.
 
Sidoo kale Qurba Jooga Beelweyntu waxay taageero la barbar joogaan Guddida qabanqaabada shirka, Salaadiinta, Cuqaasha, Ganacsata, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo dhammaan inta ka hawl gashay qabsoomidda shirka. Ilaahayna waxanu idiinka baryeyna in go’aano wax ku ool ihi shirka ka soo baxaan adkaynta wax wada qabsiga, midnimada, iyo walaaltinimada beesha gudaheeda.  
 
Waxa kale oo shirka ka soo bixidoona go’aamo gundhig oo noqon doona adkaynta wada noolaashaha, midnimada, xasiloonida, nabadgelyada, iyo dhowrista jiritaanka iyo qarannimada Jamhuuriyadda Somalialnd.
  1. Ahmed Ali Ibrahim
  2. Awil Adam Mohamed
  3. Hassan Osman Abdi
  4. Hassan Abdi Mah
  5. Hassan Dahir Saeed
  6. Abdillahi Ahmed Warsame
  7. Mohamed Ali Warsame
  8. Yassein Abdillahi Elmi
  9. Abdikareem Mousa Meygag
  10. Meygag Mousa Meygag
  11. Abokor Mousa Meygag
  12. Mohamed Essa Meygag
  13. Yussuf Mousa Meygag
  14. Ahmed Mousa Meygag
  15. Hassan Mousa Meygag
  16. Abdirahman Essa Meygag
  17. Sa’ad Essa Meyga
  18. Fo’ad Essa Meygag
  19. Ahmed Khan Mohamed Essa Meyga
  20. Mohamoud Mohamed Essa Meyga
  21. Hamza Mohamed Essa Meygag
  22. Madar Mohamed Essa Meygag
  23. Subeer Yussuf Mousa Meygag
  24. Hamsa Yussuf Meygag
  25. Daha Ahmed Mousa Meygag
  26. Yassein Hassan Mousa Meygag
  27. Mousa Yussuf Mousa Meygag
  28. Abdirahman Hassan Mousa Meygag
  29. Mohamed Hassan Mousa Meygag
  30. Hassan Ahmed Mousa Meygag
  31. Mohamed Abdillahi “Casuuro”
  32. Mohamed Mohamed Abdillahi
  33. Omer Mohamed Abdillahi
  34. Abdi Hassan Bildhaaley
  35. Kulmiye Adam Egeh
  36. Bareh Adam Egeh
  37. Mohamed Adam Egeh
  38. Mustafa Adam Egeh
  39. Saeed Mohamed Egeh
  40. Hamud Saeed Egeh
  41. Shirdoon Saeed Egeh
  42. Abdirahman Adam Jama
  43. Mohamoud Hadhiye
  44. Ahmed Abdalla
  45. Mohamoud Mohamed Xammaal
  46. Mukhtar Madar
  47. Ahmed Yussuf Shabeel
  48. Abdikeyd Ibrahim Adam
  49. Khaliil Abdillahi Farah
  50. Ibrahim Elalyo
  51. Hassan Elalyo
  52. Adam Mohamed Egeh
  53. Hassan Younis Abdilllahi
  54. Mowlid Balayah
  55. Gaaxnuug Cali Saabir
  56. Abdiaziz Jama Badawi
  57. Abdirahman Jama Badawi
  58. Ahmed Abdi Jama
  59. Idris Abdirahman Mousa “Biirshe”
  60. Mustafa Abdirahman Mousa
  61. Ahmed Ali Saeed
  62. Ahmed  Hassan
  63. Saeed Beergeel
  64. Fowsi Mustafe
  65. Keyse Ali Banjawi
  66. Mohamed Omer 
  67. Mohamed Batoun
  68. Nasir Ali Farancis
  69. Abdirahman Abdillahi Bulale
  70. Zakariya Ismail
  71. Samir Ali Geere
  72. Liban Omar Essa
  73. Ibrahim Mohamed Abdi Baltimore
  74. Ahmed Mohamoud Jirdeh
  75. Ahmed Abdi Ahmed
  76. Mohamesd Hussein Essa
  77. Mohamed Omar- Wajaale
  78. Ali Tahar Mousa
  79. Abdilqadir Elmi
  80. Abdifatah Mohamoud Haji Ali
  81. Abdirahman Mohamoud Haji Ali
  82. Ahmed Mohamoud Haji Ali
  83. Omar Abdillahi Aw Ismail
  84. Dualeh Osman Ali
  85. Abdilqadir Osman Ali
  86. Abdillahi ahmed Ali
  87. Abdirezaq Osman Ali
  88. Yussuf Budle
  89. Adan Abdi Omer
  90. Ahmed Abdalla Mousa
  91. Ismail Saacadaale
  92. Ismail Sheikh Omar Muhumed
  93. Abdirahman Ahmed
  94. Mohamoud Adam
  95. Ali Jirde
  96. Saeed Hassan Ali Maal
  97. Ismail Mohamed
  98. Abdillahi Haybe Hirsi
  99. Abdifatah Ismail
  100. Abdiqadir Ismail
  101. Mukhtar Ismail